Taariikhda Adal


2.2 by HistoryofTheWorld
Sep 5, 2022 Old Versions

About Taariikhda Adal

Have English and Somali (Soomaaliga) languages

(Soomaaliga)

Saldanada Cadal waxay aheyd boqortooyo xukumi jirtay deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Awdal ee Somaliland, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. Boqortooyada Cadal waxey ka mid ahayd boqortooyada ugu taariikhda dheeraa uguna awooda weynaa gayiga iyo deegaanada ay dagaan dadka Somaliland iyo agagaarkooda. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda. Magaalada Saylac ayay ka bilaabantey boqortooyadu ka dib ku fidey deegaanka geeska Afrika. Sanadihii 1415 ilaa 1577 ayay boqortooyada Cadal ugu awood badneyd goortaas ooy maamuleysay in ka badan shan kun oo kilomitir isku wareeg ah.

Boqortooyada Cadal sidoo kale loo yaqaano Adal waxa lagu xasuustaa dagaalo waaweyn oo ay inta badan la galeen Itoobiya.

(English)

The Adal Sultanate, or the Kingdom of Adal or the Bar Saʿad dīn was a medieval Sunni Muslim sultanate which was located in the Horn of Africa. It was founded by Sabr ad-Din II after the fall of the Sultanate of Ifat. The kingdom flourished circa 1415 to 1577. The sultanate and state were established by the local inhabitants of Zeila or the Harar plateau. At its height, the polity under Sultan Badlay controlled the territory stretching from Somaliland to the port city of Suakin in Sudan. The Adal Empire maintained a robust commercial and political relationship with the Ottoman Empire.

Features :

- An easy way to share with friends;

- Automatic Free Updates

- Available in many languages

- Can Change Background Colour

- Compatible with modern versions of Android devices

- Ebook/E-reader

- The dictionary works offline - you do not need an internet connection.

Access to articles (descriptions) offline, without an Internet connection

- Very efficient, fast and good performance

- Very quick search for descriptions

This application Available in 7 languages :

1.Arabic language (العربية)

2.English language (US/UK)

3.French language (العربية)

4.Italiano language

5.Português language (Brazil/Portugal)

6.Spanish language (Español)

7.Soomaaliga (Somali)

Notice :

This app is develop for education and research purpose and fall under fair use law .

Additional APP Information

Latest Version

2.2

Uploaded by

Carlos Gabriel Venâncio Dos Santos

Requires Android

Android 5.0+

Show More

Use APKPure App

Get Taariikhda Adal old version APK for Android

Download

Use APKPure App

Get Taariikhda Adal old version APK for Android

Download

Taariikhda Adal Alternative

Get more from HistoryofTheWorld

Discover