Murtida Abwaanka


9.0 per Soomaal Tech
Jul 28, 2021 Vecchie versioni

A proposito di Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa è biirsaday awgood waxa Aanu daneynay, oo uu ISKU deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka metà ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu modo badan tahay, mana ku soo koobmi karto Hal dhigane iyo laba Toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka metà ah:

- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Corano iyo kuwo hadal ku-gudbaba Leh lagu DHex addeegsan karo.

- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, Goor Kasta.

- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

“Murtidan qaarkood waxa Aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna Aanu u hayno dedaalkooda ...”

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

9.0

Caricata da

Mateusz Malarek

È necessario Android

Android 4.1+

Available on

Mostra Altro

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Scarica

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Scarica

Murtida Abwaanka Alternativa

Trova altro da Soomaal Tech

Scoprire