Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies
Icona Kaiibso Online Market

9.0 by SOSTEC Technologies


Jan 25, 2020

Informazioni su Kaiibso Online Market

Kaiibso Online waa Dukan online ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan

HORUDHAC

Mercato online Kaiibso Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-commerce qaybihiisa kala duwan, waxay u dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka, sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta o macaamil online.

Mercato online di Kaiibso wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay qaab ay isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-commerce ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.

Waxa uu ka kooban yahay appka

*Shopping :

Shopping sul mercato online di Kaiibso waxaa ka mid ah: elettronica, mobili, cosmetici iyo fissi.

Mercato online Kaiibso waxaa ka heli kartaa wax walba oo xariir la leh shopping.

Kaiibso online market waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-plus, E-dahab, E-maal, master card

* Maqaayadaha:

Kaiibso mercato online waxaad ka heli kartaa adeeg yada ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab online ah, sidoo kale waxay kaiibso mercato online kuu fududayneesaa in laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah.

Kaiibso mercato online waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada agenzie di viaggio adigoo si fudud uhili kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay baxayaan goobta ay aada yaan iyo qaimahooda, ka dibana

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso mercato online inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara online ka.

* Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso mercato online sawirada baabuurta, naqashadaha baabuurta, qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

* Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso mercato online waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka, goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

* Ospedali:

Il mercato online di Kaiibso è stato creato come xiraysaa macaamiisha negli ospedali ka ayada oo fududayneeso macaamiisha e si trova negli ospedali bixiyaan ka.

Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan numeri ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab online ah.

** Ujeedada guud:

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda è hayaan ganacsatada ku xiran kaiibso mercato online.

• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina e dir kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.

• Inaad wax ka iibsan kartid marwalba

Novità nell'ultima versione 9.0

Last updated on Jan 25, 2020

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Traduzione in caricamento...

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

Richiedi aggiornamento Kaiibso Online Market 9.0

Caricata da

Øld

È necessario Android

Android 4.3+

Mostra Altro

Kaiibso Online Market Screenshot

Commento Loading...
Lingua
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Abbonato con successo!
Ora sei iscritto ad APKPure.
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Successo!
Ora sei iscritto alla nostra newsletter.