Use APKPure App
Get Bari iyo Galbeed old version APK for Android
Bari iyo Galbeed App waa Applicazione Casri ah oon ugu tala galnay macamishayada.
Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.Last updated on Aug 18, 2024
1. Bug fixed
2. Performance Improved
Caricata da
Khoi Ngyuen
È necessario Android
Android 7.0+
Categoria
Segnala
Bari iyo Galbeed
1.0.8 by Africa Global
Aug 18, 2024