Hubaal


1.0 by Aleelo
Jan 23, 2018

About Hubaal

Hubaal waa seylad online ah oo alaabta aad ka iibsato kuugu keeneysa goobtaada.

Soo dhawoow, Hubaal waxa ay higsaneysaa in ay noqoto Amazon-ta Soomaalida, ayadoo kuu suurta galinaysa in aad ka iibsato alaabo kala duwan oo la hubiyay tayadooda.

Waxa aad lacagta ku bixin kartaa si fudud adiga oo adeegsanaya habka EVC Plus-ka, Credit Crad, Paybal ama bixinaya lacagta marka badeecada laguu keeno (Cash on delivery), alaabta aad iibsato waxaa laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxiso goobta geynta.

Ma joogtaa Soomaaliya, kaalay dooro dookha aad ku faraxsan tahay, waxba kuma jabna fogaanta aad inoo jirto.

Additional APP Information

Latest Version

1.0

Uploaded by

Jimi

Requires Android

Android 4.1+

Show More

Use APKPure App

Get Hubaal old version APK for Android

Download

Use APKPure App

Get Hubaal old version APK for Android

Download

Hubaal Alternative

Get more from Aleelo

Discover